Iska ilaali dhaca barta intarneetka ah

  • Adeegso xalalka amaanka ee bangiga.
  • Ha furin iimaylada iyo warqadaha lifaaqan kuwaas oo aadan sugeynin inaad heshid.tani waxay "ku abuuri" karta kombyutarkaaga fayruus ama trojaanka bangiga, midda ugu daran waa inay kadhalato in akoontigaada ay khiyaamo faaruqiso.
  • Waligaa hakula wadaagin lambaradaada sirta ah Facebook-ga ama baraha kale ee bulshada.
  • Bangiga waligiis maku weydisanaayo in aad kula wadaagtid iimaylka ama baraha bulshada lambaradaada sirta ah, lambardaada kaararka credit-ka iyo debit-kaba.

Amniga bangiga ee Online-ka ah (pdf)