Khaas ah

Children laughing in garden.

Swedbank waxaa uu xididdo ku leeyahay bangiga Swedish savings movement, halka taarikhdiisa ay dib ugaarayso illa iyo 1820. Ujeedada loo asaasay bangiyada kayda waa inay ka qayb qaadato horumarin balaaran iyo jiritaan dheraad ah oo sugan taas oo ku imanayso qorshayn maliyadeed. Qaybta ganacsi ee Swedbank waxay wali ku taala gobtiisii asalka ahayd. waa in aan kor ugu qaadno qoysaska badan iyo ganacsiga xaalad dhaqaale oo wanaagsan oona waarta.

Man working on his laptop in a café.

Lacag u dir dibadda

IBAN Calculator